Jump to content

Macdan

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan macdanta guud ahaan.
Image
Dhagax macdan ah
Image
Macdan

Macdan (ingiriis: mineral; carabi: معدن) waa adke si dabeeci ah looga helo oogada dhulka isla markaana ka sameeysan atomyo badan oo is-heeysata.

Macdan badan iyo xoogaa carro ah markeey is-qabsadaan waxaa loo yaqaanaa dhagax.

Image
noocyo badan oo macdanta ah
Image
dhagax macdan ah