Sahami maalinimada qota ee 43 milyan oo buug iyo 98 milyan oo qormo. Tani ma ahan kaliya xog; waa xigmadda urursan, dareenka xiisaha leh, iyo aragti-gaadhista qarniyada. Aqri si xor ah, fikir si qoto dheer, kuna soo biir dhismaha mustaqbal garasho iyo iftiin badan, bog kasta mar.

📚 Xogta buuxda

43 milyan buugaag, qormooyinka, majaladaha, sheeko-sawireedyada...

🧬 Qoraalada Cilmiga Ah

Helitaanka tooska ah ee 98,551,629 waraaqaha tacliimeed.
Inta Badan Loo Isticmaalo

Waayihii Soomaaliya. Bogag ka mid ah taariikhda Soomaaliyeed

Cabdi Jaamac Aw-Aden

Buuggan wuxuu si kooban uga hadlayaa taariikhda soomaaliyeed, middii hore, middii dhexe iyo midda casriga ah. Gaar ahaan wuxuu falanqaynayaa xiriirkii hore ee ka dhexeeyey Soomaaliya iyo xadaaradihii hore ee Masaaradii hore, iyo kuwa "Mesapotamia". Il libro tratta in modo generale della storia della Somalia: quella antica, quella medievale e quella moderna. Descrive, in particolare, gli antichi rapporti tra la Somalia e le antiche civiltà dell'Egitto e della Mesopotamia. Generically, this book is about the history of Somalia: the ancient, the medieval and the modern one. In particular, it describes the old relations between Somalia and the ancient civilizations of Egypt and Mesopotamia.

pdf · Soomaali · 44.7 MB
Akhri Soo dejiso

“Halgankii nolosha„

Jaalle Shire J. Axmed

lgrsnf/Halgankii nolosha.pdf

pdf · Soomaali · 1973 · 2.6 MB
Akhri Soo dejiso

Flora of Somalia. Somali plant names dictionary. (Qaamuuska magacyada dhirta soomaaliyeed)

Ahmed M. I. Barkhadle

lgrsnf/Somali plant names dictionary (1).pdf

pdf · Soomaali · 1990 · 8.3 MB
Akhri Soo dejiso

Diiwaanka Ererybixinta Af-Soomaaliga (Ereybixinta Maamulka & Afka) 1

Cabdalla Cumar Mansuur

Diiwaankani, oo diyaarintiisi isku hawlay Prof. Cabdalla Cumar Mansuur, waa ururin qoraallo la sameeyay laga billaabo 1973 ilaa 1999, oo ku wada saabsan ereybixinnada Af-soomaaliga. Diiwaanku wuxuu ka koobanyahay saddex qaybood: qaybta 1aad waxay ku saabsantahay ereybixinnada wasaaradaha iyo cilmi-afeedka; qaybta 2aad ereybixinnada maadooyinka culuunta sayniska; qaybta 3aadna ereybinnada sayniska iyo teknolojiyada. Il presente volume, curato dal Prof. Abdalla Omar Mansur, è una raccolta di testi pubblicati tra il 1973 e il 1999 relativi ai neologismi della lingua somala. Tale raccolta si compone di tre parti: la prima parte raccoglie il nuovo lessico relativo ai diversi ministeri e quello relativo alla linguistica; la seconda il lessico relativo alle discipline scientifiche; la terza parte è dedicata infine ai nuovi termini di natura tecnico-scientifica. This volume, edited by Prof. Abdalla Omar Mansur, is a collection of texts published between 1973 and 1999 related to the neologisms of the Somali language. This collection consists of three parts: the first part contains the new vocabulary related to the various ministries and to linguistics; the second part contains the vocabulary related to the scientific disciplines; finally, the third part is dedicated to technical-scientific neologisms.

pdf · Soomaali · 2014 · 18.5 MB
Akhri Soo dejiso

Taariikhda Soomaaliyeed iyo Tartanka Qabiilka

Abdisalam Sheikh Hassan

Quraagu wuxuu buuggan si qoto dheer ugu falanqaynayaa taariikhda Soomaaliyeed, isagoo si gaar ah diiradda u saaraya una ifinaya caqabadaha ugu weyn ee hortaagan dowladnimada soomaaliyeed, sida isku milidda qabyaalladda iyo siyaasadda. L'autore fa un analisi approfondita sulla storia somala, focalizzando in particolar modo gli ostacoli principali incontrati dallo Stato somalo, come l'amalgamazione dei clan e la politica. The author gives a deep analysis on somali history focus on the main obstacles that somali State meets like amalgamation of clans and politics.

pdf · Soomaali · 2004 · 20.6 MB
Akhri Soo dejiso
Akhri Soo dejiso

Fasalka 1aad

Af Soomaali.

1979. - 95 стр. Язык сомали. 1-ый класс Один из трех существующих учебников языка сомали для первого класса сомалийских школ. Содержание: 39 уроков по чтению для первоклассников.

pdf · Soomaali · 9.4 MB
Akhri Soo dejiso

Dagaalkii Hades: SOMALI BOOK A BOOK IN SOMALI LANGUAGE SOMALI somali books

Ashok Kumawat

King Shatrudev ee Lalpur wuxuu doonayaa inuu xukumo adduunka oo dhan. Waa boqor aad u awood badan siyaabo badanna wuxuu u dhibaateeyaa guud ahaan bulshada. Ciidankiisa tirada badan awgood, ma jiro boqor kaga adkaan kara dagaalka. Wuxuu qabsaday qaaradda Yurub iyo Aasiya. Akhandraj wuxuu doonayaa inuu ka xoreeyo bulshada guud xasuuqa King Shatrudev. Sheekadu waxay ku bilaabmaysaa halgankii Akhandraj.

epub · Soomaali · 2021 · 0.1 MB
Akhri Soo dejiso

Macallinkii af Soomaaligaan ahay “የሶማልኛ ቋንቋ መምህር ነኝ”. Buugga 2 aad. ፪ኛ መጽሐፍ

Abdi Adar Ahmed

Buuggan waxaa loogu tlaggalay soomaalida barata Af-amxaariga, wuxuuna ka koobanyahay, iyadoo laysku fasirayo Af-soomaali iyo af-amxaari, ereyo badan, weero iyo maahmaahyo. Il testo è rivolto ai somali che imparano l'amarico ed è costituito da: glossario, frasari e proverbi tradotti dal somalo all'amarico. The text is addressed to Somalis students of Amharic and is constituted of: glossary, phrasebooks and proverbs translated from Somali to Amharic.

pdf · Soomaali · 1994 · 21.6 MB
Akhri Soo dejiso

Cismaan Yuusuf (Keenadiid) (1899-1972)

Xaashi Yaasiin Cismaan

Qoraalkaani wuxuu ka hadlayaa taariikhnololeedkii Cismaan Yuusuf Keenediid, oo ahaa nin gabyaa, wuxuuna soo saaray 20meeyadii far soomaali oo gaar ah oo loo yaqaan "Cusmaaniya" oo aad loo adeegsaday xilligii gobannimadoonka. Biografia di Osman Yusuf Kenadid, poeta e inventore - negli anni '20 - di un'inedita grafia per la lingua somala nota col nome Osmania: questa scrittura è stata molto utilizzata nel periodo della lotta per l'indipendenza. Biography of Osman Yusuf Kenadid, poet and inventor - in the 20s - of a new writing for the Somali language known as Osmania: this writing was widely used during the struggle for independence. Contains samples of the Osmanya alphabet.

pdf · Soomaali · 16.4 MB
Akhri Soo dejiso