Jump to content

Koon

Ka Wikipedia
Image
maab lagu muujinayo Baaxada Koonka
Image
Qaar ka mid ah Muuqaalka Xidigaha iyo Meereyaal aad u badan

Koonka (Af Ingiriis : Universe) waa jiritaanka guud ee dhamaan Meereyaasha, Xidigaha, Galaagsiyada, baaxado banaan iyo wixii ku dhex jira ee Walax matter, noole iyo wax walba oo kale ah.

Koonku aad ayuu u balaadhan yahay waxana lagu qiyaasaa in ka badan 90 bilyan sanadka-iftiinka.

Sida uu sheegay Cilmi Fallagu koonkan eeynu ku nool nahay waxa jira in ka badan bilyan meere, kuwaas oo ku baahsan geesaha koonka.

Image
Qaar ka mid ah Meereyaasha Bahda Midaysay Qoraxdu

Caalamku bilow buu lahaa. Ilaahay baa caalamka abuuray. Abuuridda waxay qaadatay malaayiin sano.

Taariikhda Koonka


Meereyaasha, Xidigaha iyo Qoraxyada


Aqoonta Aadamaha iyo Koonka

Bahda Midaysay Qoraxdu


Sawiraantan hoose waa xubnaha ka tirsan Bahda Midaysay Qoraxdu iyo sharaxaada xajmiga Meereyaasha iyo dayaxyadooda.

Qoraxda in ka badan 10,000 oo jeer ayay ka weeyn tahay isla markaana 41 trillion ayay ka mug iyo cuf weeyn tahay dhamaantood.

Solar System
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Qorax
(Xidig)
Cirjeex
(meere)
Raage
(meere)
Uroono
(meere)
Docey
(meere)
Dhul
(meere)
Waxaraxir
(meere)
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Farraare
(meere)
Ganymede
(dayaxa Cirjeex)
Titan
(dayaxa Raage)
Dusaa
(meere)
Callisto
(dayax Cirjeex)
Io
(dayaxa Cirjeex)
Dayax
(dayaxa Dhulka)
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Europa
(dayaxa Cirjeex)
Triton
(dayaxa Docey)
Titania
(dayaxa Uraano)
Rhea
(dayaxa Raage)
Oberon
(dayaxa Uroone)
Iapetus
(dayaxa Raage)
Umbriel
(dayaxa Uroone)
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Ariel
(dayaxa Uroone)
Dione
(dayaxa Raage)
Tethys
(dayaxa Raage)
Ceres
(meere yar)
Vesta
(asteroid)
Enceladus
(dayaxa Raage)
Miranda
(dayaxa Uroone)
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Proteus
(dayaxa Docey)
Mimas
(dayaxa Raage)
Hyperion
(dayaxa Raage)
Phoebe
(dayaxa Raage)
Janus
(dayaxa Raage)
Epimetheus
(dayaxa Raage)
Prometheus
(dayaxa Raage)

Tixraacyada