Jump to content

Libiya

(Waxaa laga soo toosiyay Libya)

27°N 17°E / 27°N 17°E / 27; 17

Libiya
ليبيا
Calanka Libiya Astaannta Qaranka ee Libiya
Calan Astaannta Qaranka
Astaanta Calanka
Libiya Libiya
Location of Libiya
Location of Libiya
Caasimada Triboli
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-carabi Berber
 -  Madaxweyne malahan
 -  Ra'iisul wasaare malahan
Ka xoroobey Gumeysigii Ingiriiska iyo Faransiiska 
 -  Taariikhda 10 Febraayo, 2010 
Area
 -  Total 1,759,541 km2 km² 
679,359 sq mi 
 -  Biyo (%) biyo malahan, ceelal kaliya
Cadadka Dadka
 -  2010 qiyaas 6,420,0003 
Lacagta Dinaarka libiya
Wakhtiga EET (UTC +3) 

Libiya waa wadan ku yaalo Woqooyiga qaarada Afrika. Wadankaan wuxuu xuduud la leeyahay Bada dhexeoo looyaqaano badda Meditarenian sea oo ka xigta woqooyiga iyo wadamada :Masar; Suudaan; Jad; Nayjar; Tunisiya; iyo Aljeeriya.::. Wadankaan waa wadanka afaraad oo ugu weyn qaarada afrika, caasimadiisa waa Triboli.Libiya waxee u kala qeebsantahay sadax weebood oo kala ah Tirabulis, fesaan iyo Barqad. Libiya waa wadan aad u taajirsan sababtoo ah wuxuu leeyahy saliid aad u badan iyo dad aad u yar.Libiya hadda malahan hogaan sax ah.Dagaaladii sokeeye ee libiya oo dhacay 2011 waxee natiijadeeda noqotay in oo dalka yeeshto labo maamul, oo kala ah maamulka kumeel gaarka oo hogaaminaayo ninka lagu magacaabo Mustafa Cabdul Jalil iyo dowladii dhacday oo hogaaminaayay Muammar Qadaafi oo xukunka dalka liibiya haayay sanado ka badan 40sano.Maamulka cusub ee kumeel gaarka wuxuu hadda gacanta ku haayaa inta badan dalka. Muammar qadaafi neh meelo ka mid ah. Qaramada Midoobay waxee aqoonsatay Dawladda cusub ee kumeel gaarka ah. Magaca "Libya" waa magac wadani ah oo sidoo kale ka muuqda qoraalladii hore ee Masaarida sida "R'bw" ama "Liboe," oo loola jeedo mid ka mid ah qabiilooyinka Berber ee deggan galbeedka webiga Niil. Magaca Giriigga ee qabiilooyinkaas wuxuu ahaa "Libyas", magaca waddankuna wuxuu noqday "Lybia," oo loo tarjumay "Libuee." Giriiggii hore, ereygu wuxuu lahaa macno ballaadhan, oo ka kooban dhammaan Waqooyiga Afrika galbeedka Masar.






Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cumar Mukhtaar

Mucammar Qadaafi

Image
Bengazi, la vila vièlha
Image
Trípol (Fòto: Patrick-André Perron)