U bood nuxurka

Compaq

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Image
Calaamada Compaq
Image
Hii ni kibodi iliyotengenezwa na Compaq.

Compaq waa Shirkad Kombiyuutareed oo sameyso kombuutarada iyo qalabka kombiyuutarada. Shirkadaan waxaa la abaabulay 1982di, waxaana 2002 iibsaday shirkada HP.