H.E Said Abdullahi Deni
855 posts
7th President of the Puntland State of Somalia, 2019 - Present | Former Minister of Planning at Federal Gov't of Somalia | Former Federal Member of Parliament
- Jimce wanaagsan dadkaygow, Isku duubni iyo wadajir ayaa inoo ballan ah.
- Dadweynaha Puntland maanta diyaar waatihiin Sowmaha. KAAH KAAH KAAH
- Waxaan u hambalyeeynaya Madaxwehnaha cusub ee #Somalia loo doortay, @HassanSMohamud , waa masuul hore usoo shaqeeyay wuxuuna ku yimi isbedel dalka ka dhacay. Waxaan u rajeynaya in Alle u fududeeyo Xilka loo doortay.
- Waxaan ka tacsiyeeynayaa geerida Allaah ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ku geeriyooday Hargeysa, wuxuu ahaa odey Soomaaliyeed, masuul xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladda Soomaaliya.
- I have cast my vote in #Gardho. Today is the beginning of returning power to the people to choose their political representatives and determine their future. This is a vital milestone for #Puntland and #Somalia, engaging citizens in Puntland on ‘#OnePersonOneVote’.
- This evening, I am announcing my candidacy for the Presidency of the Federal Republic of #Somalia. I urge all Presidential candidates in Somalia to unite to achieve change. In the next few days, I'll share with you details of my political campaign.
00:00



















