Log inSign up
OPM Somalia 🇸🇴
6,440 posts
Image
user avatar
OPM Somalia 🇸🇴
@SomaliPM
Official @X account of the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.
Mogadishu, Somalia
opm.gov.so
Joined February 2013
3
Following
668.6K
Followers
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    Jun 18
    Kulankii todobaadlaha ee Golaha Wasiiradda oo uu Shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa cod aqlabiyad ah lagu ansixiyay xubin ka mid ah Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaas oo magaciisu yahay Mudane Maxamed Xasan Nuur.
    Image
    14K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    Jun 17
    Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u qaabilsan Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxammed Al-Muwalad, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal.
    Image
    Image
    Image
    Image
    6K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    Jun 15
    Afar Sano oo Ku Astaysan Adeeg Ummadeed, Horumar iyo Guulo Qaran Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayay maanta u buuxsantay 4-sano tan iyo markii xilka loo magacaabay. Haddaba halkan waxaa ku xusan qeyb kamid ah qorsheyaashii la dajiyay.
    Image
    Image
    6.1K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    Jun 5
    Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ee sanad-guuradii 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo 1960.
    Image
    7.4K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    Jun 2
    Ra’iisul Wasaaraha XJFS Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Sare ee Maamulka Sanduuqa Qaran ee Maareynta Khataraha Musiibooyinka. Waxaa digreetada magacaabista akhriyay Afhayeenka Xukuumadda Abdinasir Ahmed Bashir
    Image
    00:00
    7.2K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    May 18
    PM #HamzaAbdiBarre today held a productive meeting with the #Italian Ambassador to Somalia, Amb. Pier Daccò Coppi. The PM Prime was briefed on ongoing development assistance projects funded by the Government of Italy. H.E Hamza thanked the Italy for the unwavering support.
    Image
    Image
    Image
    Image
    4.6K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    May 17
    مجلس الوزراء الصومالي يناقش خطة تنفيذ الدستور (2026–2029) ويؤكد سريانه رسميًا، مع استعراض أولويات تشمل إنشاء هيئات وطنية، ومتابعة إصلاحات انتخابية، وإقرار سياسات واتفاقيات، إضافة إلى ترقية دبلوماسية جديدة.
    Image
    Image
    Image
    Image
    6.1K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    May 16
    استقبل رئيس الوزراء الصومالي، حمزة عبدي بري، سفير اليمن لدى الصومال، فضيل علي أحمد الحنق، حيث بحث الجانبان تعزيز العلاقات الأخوية والتعاون في مجالات الأمن والتجارة والهجرة والموانئ والطيران، إلى جانب مكافحة تهريب البشر. وأشاد السفير اليمني بتقدم الصومال في الأمن والتنمية.
    Image
    Image
    5.9K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    May 14
    Muqdisho , 14-ka May , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran si loo dardargaliyo hawlihii socday.
    Image
    Image
    12K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    May 10
    Deputy Prime Minister H.E. @SalahJama today co-chaired a meeting with EU Ambassador to Somalia @francescaDM_EU and @EUinSomalia Ambassadors focused on rule of law, democratisation, inclusive political dialogue, elections, security, and Somalia’s economic reform agenda.
    Image
    Image
    Image
    8K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    May 9
    Prime Minister Hamza Abdi Barre held productive discussions today with Abdullahi Bin Salem Al Nuaimi, Ambassador of Qatar to Somalia. The meeting focused on strengthening bilateral relations and enhancing cooperation across areas of mutual interest.
    Image
    Image
    Image
    Image
    4.7K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    May 7
    Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka hadlay xaaladda dalka ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay dhageysiga aragtida siyaasiyiinta ka aragtida duwan balse aan la aqbali karin in khalkhal la galiyo amniga iyo xasilloonida dalka.
    Image
    00:00
    13K
  • user avatar
    OPM Somalia 🇸🇴
    @SomaliPM
    May 6
    Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, Dastuurka JFS, islamarkaasna tixgaliyay talada Madaxweynaha , ayuu Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska u magacaabay Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud.
    Image
    6.1K

New to X?

Sign up now to get your own personalized timeline!

Create account

By signing up, you agree to the Terms of Service and Privacy Policy, including Cookie Use.

Terms of Service|Privacy Policy|Cookie Policy|Accessibility|Ads info|© 2026 X Corp.
Don't miss what's happening
People on X are the first to know.
Log inSign up
Advertisement
Advertisement