U bood nuxurka

Bogga Hore

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah ee qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 14,139 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka

Maqaalka Maanta

Islaam
Islaam

Islaam waa Diin Bani-Aadamka iyo Jiniga farta(amarta) inay Allaah Kaligiis caabudaan, wax kalena ayna ula shiriig-yeelin. Islaamka waa diinta ugu fiditaanka badan caalamkaan aan hadda joogno 24.1% dadka caalam waa muslimiin taas oo ah wax badan shucuubta aduunka ku nool ay yihiin dad muslimiin ah. Dadka Soomaalidu waa dad tirakoobkooda muslimiin ah 100%, oo suniyiin (Dadka hiddaha ee nashiran) ah, inta badan madhhabka ay soomaalidu wax ku xukumaan waa madhabka imam shafi'i. Diinta islaamka waa diinta kaliya ee nebiyadii hore Nebi Aadam ilaa iyo Nebi Muxammad Allaah ugu talagalay in Aadamaha isku xukumaan ee ilaahey kaligiis caabudaan, wax kale ula shariig yeelin (ilaahey la wadaajinin). Nebi Muxammad (SCW) wuxuu ahaa nabigii ugu dambeeyay ee uu Allah soo diro ee Nebiyadii iyo Rusushii lagu qatimay, gadaashiisana uu nebi ama Rasuul Dambe imaaneyn. (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Ma Ogtahay...

Image
  • ... in Moos ama Muus (Sawirka) uu yahay mid ka mid ah dhirta miraha la cuno oo maqaarkiisu yahay midab qeenid?
  • ... in moosku leeyahay noocyo iyo midabo kala duwan, sida mooska caadiga ah, moos sokorow iyo Moosbukiini?
  • ... in Soomaaliya ay waagii hore ka mid ahayd dalalka ugu waaweyn ee dhoofiya mooska?
  • ... in mooska Soomaalidu caanka ku yihiin uu ka tirsan yahay noocyada loo yaqaan banana cultivar?
  • ... in mooska asal ahaan laga aaminsan yahay inuu ka yimid dalalka Shiinaha iyo Fiyetnam?
  • ... in moosku uu ka baxo waddamada ku hareeraysan dhulbaraha iyo meelaha leh cimilada trobikaalka?

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Taariikh

Image

Waa mid ka mid ah dadka ugu cad cad madaxda dalalka islaamka ee casrigaan, waana mid ka mid ah dadka ugu magaca dheer ummadda muslimiinta dhexdooda ,waa hormariyaha dhanka dhaqaale Wax barasho, Teknoloji ee dalka Malaysiya, da'diisu iminka waa 80 iyo dhowr sano jir. Waa ra'iisul wasaaarihii Malaysiya intii u dhexeysey 1981 ilaa 2003.

Dadka ayaa waxay ku tiriyaan inuu yahay ninka da'yartii dalkiisa intii wax baranaysay u kala diray dalalka Maraykanka, Ingriiska iyo dalal kale ee caalamka si ay uga soo shidaal qaadaan dhanka wax barshada isla markana ay dalka ku soo celiyaan waxii ay soo barteen sidaa ayay ku gaareen hormarka ay maanta ku taamayaan reer Malaysia.

Dadka muslimiinta qaar badan oo ka mid ah ayaa waxay ku fakaraan in ay helaan madax wayne ama raisul wasaare isaga la mid ah maadaama uu dalkiisa ka gaaray guulo waa wayn,waa ninka aan saaxiib quwadeed (Military) la lehayn dowladaha reer galbeedka ee inta badan iminka caalamka islaamka madaxda ka talisa ay xiriirka la lee yihiin,wax uu yiraahdaa hadii aan ka dalbano taageero ciidan ama mid dhaqaale iyaga ayaad hoos imaan oo waxa ay ku amraan ayaad samayn ma doonayo sidaa waxaan rabaa shacabka dalkayga waxa ay raali igaga yihiin

Wax uu aamin san yahay in dhibka dunida Islaamka iminka ka taagan ay masuul ka yihiin Bush iyo Blair iyo inta raacsan waxaana uu ku baaqay marar badan in maxkamad caalami ah la soo hor taago ragaasi waa sida uu sheegay (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Maalintan

Image Sawirka Maanta

Maanta Oo Kale

Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Image
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada

Image
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

Image
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Image
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Image
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax · Xiddigis

Image
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Image
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Image
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

Image

Commons
Sawirro

Image

Wikinews 
Warar

Image

Wikiquote 
Oraahaha

Image

Wikisource 
Qoraal

Image

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

Image

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

Image

Wiktionary 
Qaamuus

Image

Wikidata 
Liiska caddeymaha

Image

Wikispecies 
Abla-ablayn

Image

Luuqadaha kale Wikibidhiya

Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.