Somali students and school challenges

Podcast
Ileys Podcast
  • Image
Image
  • EPISODE_4_Somali immigrant students and their school challenges
    Image
    30:17
Image
audio
30:10 Min.
FGM and force marriage
Image
audio
30:01 Min.
Somali students in Austria
Image
audio
30:31 Min.
Family planing
Image
audio
30:38 Min.
Music and art
Image
audio
30:01 Min.
Female genital mutilation - part 2
Image
audio
30:14 Min.
Female genital mutilation
Image
audio
30:10 Min.
Single moms' mental health
Image
audio
30:15 Min.
Talking about integration - part 2
Image
audio
30:02 Min.
The challenges of integration

Ardayda Soomaalida ah ee soo galootiga ah ee ku sugan dalka Austria ayaa la kulma caqabado badan oo u diidaya in ay heer sare ka gaaraan waxbarashadooda.
Dhibaatooyinkaas waxaa ka mid ah in aysan dhaqaale ahaan awoodin in ay sii wataan waxbarashadooda waxayna ku qasbanaadaan in ay ay ku shaqo bilaabaan da’da 15, qaar badan oo ka mid ah ayaa ku dhaca imtixaannada dhibka ay ku qabaan luqadda Jarmalka darteed, ma haystaan qof iyaga ka caawin kara casharada, waalidkood ma caawin karaan, caqabadaha luqadda awgeed.
Sida martida qaybtan ay sheegeen, carruurta dugsiyada Soomaalida ma awoodaan inay helaan waxbarasho sare sababtoo ah takoorid.
Waxaa maanta marti noogu ah Haboon, Koos, Hodan, Aleeza iyo Faysal.

Somali immigrant students in Austria face many obstacles that prevent them from achieving excellence in their studies.
Among these problems are that they are not financially able to continue their education instead they start working at the age of 15, many of them fail the exams due to the difficulty of the German language, they do not have someone who can help them for the home works and unfortunately their parents can not help them because of the language barriers.
As some of the guest of this episode mention, Somali school kids are not able to get a higher education because of discrimination.
Our guest today are Haboon, Koos, Hodan, Aleeza and Faysal.

Schreibe einen Kommentar