Falgal
Appearance

Falgal (Ingiriis: Chemical Reaction) waa habka isdhex-galka ama mataanowga labo ama in badan oo atomka curiye ah, kuwaas oo soo saara Isku dhis cusub.
Falgaladu waa kuwo labo gees ah oo marka tiro atomyo ah isdhex-galaan dib ayaa loo kala saari karaa haddii loo baahdo.
Tusaale ahaan:
Ayadoo la isticmaalayo Heerkul qiyaasan ayaa labo atom oo Haydarojiin iyo hal atom oo Ogsajiin ah la isla falgalin, waxana soo baxaya Isku dhiska biyo.
Taariikhda Falgalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qeybaha Falgalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Isku Dhisyada Dabiiciga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Fal-galka Curiyeha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Isticmaalka Falgalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]