PH
Appearance
| Dareere | pH |
|---|---|
| Aashatada betteriga | <1,0 |
| Aashatada caloosha | 2,0 |
| Liin dhanaanmehu | 2,4 |
| Coca Cola | 2,5 |
| Qal | 2,9 |
| Cabitaanka liinta macaan - ama Tufaaxa | 3,5 |
| Biir | 4,5 |
| Qaxwo | 5,0 |
| Shaah | 5,5 |
| Roob aashito | < 5,6 |
| Caano | 6,5 |
| Biyo nadiif ah | 7,0 |
| Candhuufta dadka | 6,5–7,4 |
| Dhiig | 7,34 - 7,45 |
| biyo baddeed | 8,0 |
| Saabuun | 9,0–10,0 |
| Ammonium | 11,5 |
| Omo | 12,5 |
| Sodium Hydroxide (NaOH) | 13,5 |
pH waa cabir lagu cabiro darajada Aashitada ama Base-ka ee Milan, Wuxuuna u dhaxeeyaa 1 - 14, waxaana dexdhexaad u ah 7 (Neutral). PH waxaa markii ugu horeysay soo saaray kimistari yaqaankii reer Danish (Søren Peder Lauritz Sørensen) isagoona ku baaray Sheybaarka (Carlsberg Laboratory) sanadkii 1909.