Jamhuuriyada Indunisiya (Indunisi: Indonesia, Ingiriisi: Republic of Indonesia) waa dawlad kutaala Koonfur Bariga Aasiya, waana Dawladda ugu weyn dalalka Islaamka marka la eego xaga dadka ama tirada dadka, laakiin dastuurka Indunisiya.
Ma lagu qorin ama lagu darin Dastuurka Indunisiya in diinta Islaamka ay tahay Diinta Dalka waxayna macneheedu tahay Dalku waa Cilmaani sida dalalka Cilmaaniga ah ee "Afartanka Afar" dalal ee Yurub iyo labada Qaaradood Ameerika da "soddon iyo shan" dalal ah. (SII AQRI)
Waa maxaay Wikipedia?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english
Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.
Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.