U bood nuxurka

Bogga Hore

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah ee qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 14,153 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka

Maqaalka Maanta

Image

Meere waa dhul ama duni ka sameysan dhagaxaan, caro iyo hawo oo ku wareegta xidig ama qorax. Labada meere ee neef leh waa Dhul, iyo K2-18b. Sida Cilmi Fallagu sheego waxa jira in ka badan balaayiin meereyaal Koonkan eeynu ku noolnahay. Meerayaasha waxaa guud ahaan loo qeeyniyaa labo: mid xajmi wayn oo cufkiisu yar yahay kana samaysan hawooyin iyo mid xajmi yar oo cufkiisu wayn yahay kana samaysan oogo dhagaxaan ah. Iyadoo la tix raacayo qeexida hay'ada Cilmi Fallaga ee dunida IAU (Midowga Cilmiga Xidigaha), waxa si rasmi ah loo aqoonsan yahay ineey jiraan 8 meere Bahda Midaysay Qoraxdu ama (Solar System) Sideedaas Meere waxay kala yihiin Dusaa (Mercury) oo Qorraxda ugu dhow, Waxaraxir (Venus), Dhulka iyo meeraha Farraare (Mars). (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Ma Ogtahay...

Image
  • ... in Loos ama Lows (Sawirka) uu yahay midho qolof leh oo ka tirsan dhirta loo yaqaan Fabaceae?
  • ... in magaca sayniska ee loosku yahay Arachis hypogaea?
  • ... in loosku uu yahay geed sanadle ah oo miro dhala hal mar sanadkii?
  • ... in geedka loosku uu gaari karo dherer ku dhow 50 sentimitir?
  • ... in miraha loosku ay ka baxaan xididada geedka oo ay ku daboolan yihiin qolof ka difaaca xasharaadka iyo dulinnada?
  • ... in loosku uu leeyahay noocyo badan oo ku kala duwan muuqaalka, dhadhanka, dhumucda iyo midabka?
  • ... in loosku uu yahay cunto fudud oo leh borotiin iyo nafaqo badan oo faa'iido u leh jidhka dadka iyo xayawaanka?

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Maalintan

Image

Waa mid ka mid ah dadka ugu cad cad madaxda dalalka islaamka ee casrigaan, waana mid ka mid ah dadka ugu magaca dheer ummadda muslimiinta dhexdooda ,waa hormariyaha dhanka dhaqaale Wax barasho, Teknoloji ee dalka Malaysiya, da'diisu iminka waa 80 iyo dhowr sano jir. Waa ra'iisul wasaaarihii Malaysiya intii u dhexeysey 1981 ilaa 2003.

Dadka ayaa waxay ku tiriyaan inuu yahay ninka da'yartii dalkiisa intii wax baranaysay u kala diray dalalka Maraykanka, Ingriiska iyo dalal kale ee caalamka si ay uga soo shidaal qaadaan dhanka wax barshada isla markana ay dalka ku soo celiyaan waxii ay soo barteen sidaa ayay ku gaareen hormarka ay maanta ku taamayaan reer Malaysia.

Dadka muslimiinta qaar badan oo ka mid ah ayaa waxay ku fakaraan in ay helaan madax wayne ama raisul wasaare isaga la mid ah maadaama uu dalkiisa ka gaaray guulo waa wayn,waa ninka aan saaxiib quwadeed (Military) la lehayn dowladaha reer galbeedka ee inta badan iminka caalamka islaamka madaxda ka talisa ay xiriirka la lee yihiin,wax uu yiraahdaa hadii aan ka dalbano taageero ciidan ama mid dhaqaale iyaga ayaad hoos imaan oo waxa ay ku amraan ayaad samayn ma doonayo sidaa waxaan rabaa shacabka dalkayga waxa ay raali igaga yihiin

Wax uu aamin san yahay in dhibka dunida Islaamka iminka ka taagan ay masuul ka yihiin Bush iyo Blair iyo inta raacsan waxaana uu ku baaqay marar badan in maxkamad caalami ah la soo hor taago ragaasi waa sida uu sheegay (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Image Sawirka Maanta

Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan


Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Image
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada

Image
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

Image
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Image
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Image
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax · Xiddigis

Image
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Image
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Image
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

Image

Commons
Sawirro

Image

Wikinews 
Warar

Image

Wikiquote 
Oraahaha

Image

Wikisource 
Qoraal

Image

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

Image

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

Image

Wiktionary 
Qaamuus

Image

Wikidata 
Liiska caddeymaha

Image

Wikispecies 
Abla-ablayn

Image

Luuqadaha kale Wikibidhiya

Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.