Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E @PresidentMadobe ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Adkeysiga Barakacayaasha iyo Bulshada Degmada Doolow.
Mashruucan oo uu maalgelinayo African Development Bank, laguna maalgelinayo lacag dhan 21 milyan, ayaa ujeeddadiisu tahay
Jubaland State House
1,534 posts
The Official Account Of The State House of Jubaland State of Somalia.
- Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar usoo xiray Ururka Gaarka ah ee Duufaan ee Ciidamada Darawiishta Jubaland.Madaxweynaha ayaa tilmaamay in casharrada kala duwan ee ay qaateen, gaar ahaan la dhaqanka bulshada, loo baahan yahay in laga dareemo deegaannada cadowga ay ka xoreynayaan maalmaha soo socda. Wuxuu xusay in guusha howlgaladu aysan ku koobnayn oo keliya dhinaca amniga, balse ayMadaxweynaha ayaa ku bogaadiyey ciidamada dadaalka ay muujiyeen muddadii uu tababarku socday, isagoo ku dhiirrigeliyey inay si hufan uga soo baxaan waajibaadka qaran ee loo igmaday, isla markaana ay door muuqata ka qaataan xoreynta iyo sugidda amniga deegaannada Jubaland.
- Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E @PresidentMadobe ayaa maanta qaabilay Ku-simaha Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Justin Davis iyo Wafdi uu hogaaminayo. Kulanka ayaa lagaga wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca amniga, xaaladda guud ee siyaasadda dalka iyo arrimaha
- Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku maray qeybo kamid ah magaalada Kismaayo, isagoo u kuurgalay xaaladda guud ee magaalada.Madaxweynaha ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada ka dhageystay aragtiyo iyo talooyin kala duwan, wuxuuna ku bogaadiyay shacabka doorka ay ka qaadanayaan nabadda, xasilloonida iyo horumarka Jubaland.
- Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kormeeray Rugta Caafimaadka ee deegaanka Jannaa Cabdalle, isaga oo ballan qaaday in la horumarin doono lana xoojin doono adeegyada caafimaad ee ay bulshada deegaanka ka hesho rugtaasi.
- Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maalinkii saddexaad ee Ciidul Adxaa booqasho ugu tagay Ciidamada Daraawiishta Jubaland ee ka howlgala aagga deegaanka Jannaa Cabdalle ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey saraakiisha iyo
- Jubaland State House repostedWaxaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, shacabka Jubaland iyo guud ahaan Muslimiinta meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
- Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed cafis u fidiyay 31 maxbuus oo u xirnaa danbiyo fudud, iyadoo Madaxweynuhu qaar kamid ah maxaabiista oo loo haystay lacago lagu lahaa uu ka bixiyay daymahaasi, si ay munaasabadda
- Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 07 May 2026 shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada. Ugu horreyn, Wasaaradda Amniga ayaa ka warbixisay xaaladda guud ee amniga Jubaland, gaar ahaan Gobolka Gedo, iyo dadaallada
- Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo diiradda lagu saaray qodobo ay kamid yihiin xoojinta amniga, xaaladda guud ee siyaasadda dalka, adkaynta isticmaalka taarikada rasmiga ah ee Jubaland, iyadoo la
- Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda, isagoo u kuurgalay habsami u socodka shaqada iyo dadaallada lagu horumarinayo nidaamka maaliyadeed ee dowladda. Madaxweynaha ayaa masuuliyiinta
























































