Log inSign up
Ahmed Sheikh Mohamed Islam
368 posts
Image
user avatar
Ahmed Sheikh Mohamed Islam
@PresidentMadobe
Official @X account of the President of Jubaland State of Somalia.
Kismayo, Jubaland State
jubalandstate.so/office-of-the-…
Joined September 2020
4
Following
116.1K
Followers
  • Pinned
    user avatar
    Ahmed Sheikh Mohamed Islam
    @PresidentMadobe
    Oct 20, 2025
    Waxaan maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Dhexe ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jubaland (JISA), xaruntan ayaa si casri ah loo dhisay, isla markaana lagu maalgeliyay canshuurta shacabka Jubaland.
    Image
    Image
    Image
    Image
    13K
  • Ahmed Sheikh Mohamed Islam reposted
    user avatar
    Jubaland State House
    @JSStatehouse
    Jun 14
    Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar usoo xiray Ururka Gaarka ah ee Duufaan ee Ciidamada Darawiishta Jubaland.
    Image
    Image
    Image
    Image
    3.7K
  • Ahmed Sheikh Mohamed Islam reposted
    user avatar
    Jubaland State House
    @JSStatehouse
    Jun 9
    Madaxweynaha Dowladda Jubaland H.E @PresidentMadobe ayaa maanta qaabilay Ku-simaha Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Justin Davis iyo Wafdi uu hogaaminayo. Kulanka ayaa lagaga wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca amniga, xaaladda guud ee siyaasadda dalka iyo arrimaha
    Image
    Image
    Image
    4.9K
  • Ahmed Sheikh Mohamed Islam reposted
    user avatar
    Jubaland State House
    @JSStatehouse
    May 29
    Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maalinkii saddexaad ee Ciidul Adxaa booqasho ugu tagay Ciidamada Daraawiishta Jubaland ee ka howlgala aagga deegaanka Jannaa Cabdalle ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey saraakiisha iyo
    Image
    Image
    Image
    Image
    2.9K
  • user avatar
    Ahmed Sheikh Mohamed Islam
    @PresidentMadobe
    May 27
    Waxaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, shacabka Jubaland iyo guud ahaan Muslimiinta meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
    Image
    Image
    Image
    Image
    1.5K
  • user avatar
    Ahmed Sheikh Mohamed Islam
    @PresidentMadobe
    May 26
    Ciid Wanaagsan.
    Image
    791
  • user avatar
    Ahmed Sheikh Mohamed Islam
    @PresidentMadobe
    Mar 19
    Ciid wanaagsan.
    Image
    4K
  • Ahmed Sheikh Mohamed Islam reposted
    user avatar
    Jubaland State House
    @JSStatehouse
    Mar 9
    Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM, Maj. Gen. Claude K. Tudor Jr., iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid Jubaland.
    Image
    Image
    Image
    Image
    8.2K
  • Ahmed Sheikh Mohamed Islam reposted
    user avatar
    Jubaland State House
    @JSStatehouse
    Feb 28
    Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane H.E @PresidentMadobe ayaa maanta ka qeybgalay bandhigga doon casri ah oo ay farsamaysay shirkadda Sommarine Limited oo ah shirkad farsamaysa qalabka badda.
    Image
    Image
    Image
    Image
    6.1K
  • Ahmed Sheikh Mohamed Islam reposted
    user avatar
    Jubaland State House
    @JSStatehouse
    Feb 27
    Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Tartanka Quraanka Kariimka ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan, oo ay ka qeybgaleen tartamayaal ka kala yimid deegaanada kala duwan ee Jubaland, kuwaas oo ku tartamay xifdinta iyo aqoonta
    Image
    Image
    Image
    Image
    2.5K
  • user avatar
    Ahmed Sheikh Mohamed Islam
    @PresidentMadobe
    Feb 17
    Ramadaan Wanaagsan.
    Image
    3.6K
  • user avatar
    Ahmed Sheikh Mohamed Islam
    @PresidentMadobe
    Feb 15
    WAR-SAXAAFADEED.
    Image
    6.5K
  • user avatar
    Ahmed Sheikh Mohamed Islam
    @PresidentMadobe
    Feb 14
    Waxaan uga tacsiyaynayaa ehelkii, qaraabadii, iyo guud ahaan shacabka Jubaland geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Ugaas Aadan Maxamed Axmed, oo ka mid ahaa Aas-aasayaashii Dowladda Jubaland isla markaana ahaa oday dhaqan oo muddo dheer u taagnaa nabadaynta,
    Image
    2.9K

New to X?

Sign up now to get your own personalized timeline!

Create account

By signing up, you agree to the Terms of Service and Privacy Policy, including Cookie Use.

Terms of Service|Privacy Policy|Cookie Policy|Accessibility|Ads info|© 2026 X Corp.
Don't miss what's happening
People on X are the first to know.
Log inSign up
Advertisement
Advertisement