Log inSign up
Brig Gen Zakia Hussen
2,425 posts
Image
user avatar
Brig Gen Zakia Hussen
@ZakiaHussen
Senior Police Peacekeeping Advisor, AU Peacekeeping/ Former Deputy Police Commissioner of the Somali Police Force
Somalia
genzakia.com
Joined May 2009
827
Following
59.4K
Followers
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Aug 15, 2020
    Caawa oo kale 2 sano ka hor ayuu Madaxweyne @M_Farmaajo ii dalacsiiyay generaal iina magacaabay Taliye-Xigeenka 2 Ciidanka Boliiska. Madaxweynaha, Bulshada iyo intii i garab istaagtay waan u mahad celinaaya waxaana balan ah in aan laba jibaaro shaqada u haaya bulshada Soomaliyed
    Image
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Jan 28, 2020
    Wasiirkii hore Amniga Jubbaland Cabdirashid Xasan (Janan) ayaa saakay ka baxsaday halkii u ku xirnaa, heyadaha amniga ayaa ku raad jooga, inay gacanta kusoo dhigaan eedeysanahaas oo loo haysto danbiyo kala duwan, shacabkuna ay soo wargaliyaan hadii ay arkaan. #Mogadishu
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Apr 16, 2019
    Somali Police Force successfully apprehended a suspected terrorist who after throwing hand-grenade at Wardhigley Police station ran into a house. Following a chase and shoot out, the suspected has been caught alive. #Mogadishu #Somalia
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    May 18, 2021
    Goormaa heli doonaa fursad aan ku dalxiisno webiyada Shabelle iyo Jubba.... Allow, dal barwaaqo na siisayee dad damiir leh naga dhig 🤲🏾
    Image
    Image
    Image
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    May 12, 2021
    Kullu caam wa antum bilkheyr ♥️
    Image
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Dec 28, 2020
    Dhalinyarada Soomaliyeed waxeey ku mashquulsanyihiin ilaalinta kuna raaxeysanayaan hormarka dalkooda Youth of Somalia are busy enjoying and/or guarding the progress of their motherland #SPF991
    Image
    Image
    Image
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Sep 12, 2019
    Ciidanka Boliiska gaar ahaan Hoggaanka Dembi Baarista ee CID ayaa soo qabtay shabakad ka ganacsata caruurta taasoo la daba joogay muddo hal bil waxaana howlgalkaas lagu soo qabtay 11 eedeysaniyaal oo 8 ay yihiin haween. #Mogadishu
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Sep 1, 2019
    Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa shalay ay taariikhdu ahayd 31/08/2019 soo xiray eedeeysane C/Rashiid Xassan Nuur 'Janan' kaasoo ku eedaysan dambiyo culus, kiiskaas oo hada ay baarayaan ciidanka boliiska. #Mogadishu
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Sep 16, 2020
    Ciidanka Boliiska Galmudug ayaa xalay xili dambe howlgal ay ka fuliyeen magaalada Cadaado ku soo qabtay eedeeysane Maxamed Ibrahim Cismaan, 24 jir ah, ku dhashay Muqdisho laguna tuhmaayo inuu ku lug lahaa kiiska marxuumad Xamdi Maxamed Faarax kana baxsaday Xamar falka ka dib.
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Nov 15, 2019
    Goodirka waa astaanta Ciidanka Boliiska. Ciidanka Boliiska waa halka ay ka bilaabata dowladnimada iyadoo la aasaasay 18 sano ka hor intaanan la qaadanin xuriyada. Waa astaan u taagan Nabad, hormar iyo qaranino Mahad sanid Mudane @HassanAKhaire @SomaliPM #Mogadishu
    Image
    00:00
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Apr 6, 2019
    Anagoo kashaneyna shacabka #Mogadishu waxaan soo qabanay hub aad u fara badan oo lagu aasay god weyn oo ku yaalla Ceelasha Biyaha Waxaanna la qiyaasayaa in uu ahaa Keydkii hubka ee ugu weyna ee Al-shabaab. @SomaliPM @TheVillaSomalia
    Image
    00:00
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Jul 25, 2019
    أَذْهِبِ الْبَأْسَ رَبَّ النَّاسِ وَاشْفِ أَنْتَ الشَّافِي لَا شِفَاءَ إِلَّا شِفَاؤُكَ شِفَاءٌ لَا يُغَادِرُ سَقَمَاً
    Image
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Feb 20, 2020
    Major step forward tonight! President @M_Farmaajo signs the Election Law, @SomaliPM #Mogadishu #Somalia
    Image
    00:00
  • user avatar
    Brig Gen Zakia Hussen
    @ZakiaHussen
    Oct 1, 2019
    Waxaan aad ugu hambalyeenaa walaalkeey Kaniif oo loo magacaabay Taliye Xigeenka Boliiska. Nin dhalinyaro ah, maskax furan, howlkar ah oo wadinimo ku dheehantahay dhammanteen ku og cadaalad iyo geesinimo boliiskana u baahan! NB; Taliye Xigeenada Boliiska waa labo #Mogadishu
    Image

New to X?

Sign up now to get your own personalized timeline!

Create account

By signing up, you agree to the Terms of Service and Privacy Policy, including Cookie Use.

Terms of Service|Privacy Policy|Cookie Policy|Accessibility|Ads info|© 2026 X Corp.
Don't miss what's happening
People on X are the first to know.
Log inSign up
Advertisement
Advertisement