Austin
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Austin, Texas, Maraykanka. Haku khaldin Degmada Austin
Awstin, Tegsas | |
|---|---|
| Caasimada Awstin | |
Dhismayaasha farasmagaalaha iyo Harta Lady Bird | |
Meesha ka dhacdo gobolka Tegsas | |
| Wadanka | Maraykanka |
| Gobolka | Texas |
| Degmooyinka | Travis, Williamson, Hays |
| La degay | 1835 |
| La habeeyay | Diisember 27, 1839 |
| Dowlada | |
| • Nuuca | Maamul-gole |
| • Duqa-magaalada | Kirk Watson |
| • Maamulka Caasimada | Spencer Cronk |
| Bedka | |
| • Caasimad | 271.8 sq mi (704 km2) |
| • Land | 264.9 sq mi (686 km2) |
| • Water | 6.9 sq mi (18 km2) |
| • Metro | 4,285.70 sq mi (11,099.91 km2) |
| Joogga | 489 ft (149 m) |
| Tirada dadka (2014[1]) | |
| • Caasimad | 912,791 (11aad) |
| • Cufnaanta dadka | 3,358.32/sq mi (1,296.65/km2) |
| • Metro | 1,943,299 (35aad) |
| • Bulshada | Austinite |
| Aag saacadeed | UTC-6 (CST) |
| • Xagaa (DST) | UTC-5 (CDT) |
| ZIP code | 78701–78705, 78708–78739, 78741–78742, 78744–78769 |
| Furaha | Area Kodh 512 iyo 737 |
| FIPS code | 48-05000[2] |
| Astaanta GNIS | 1384879[3] |
| Website | Official website |
Awstin, Tegsas, Austin (/ˈɒst[invalid input: 'ɨ']n/, /ˈɔːst[invalid input: 'ɨ']n/ or /ˈɑːst[invalid input: 'ɨ']n/) waa magaalo-madaxda iyo caasimada gobolka Texas, iyo fadhiga dowlada ee Degmada Travis .
Magaalda Awstin waxay ku taalaa badhtamaha gobolka Tegsas waana mida 11aad ee ugu shacabka badan iyo tan 4aad ee ugu bulshada badan gobolka Tegsas iyo koonfurta Maraykanka.
Magaalda Awstin waa mida sadexaad ee ugu koritaanka badan wadanka laga soo bilaabo sanadkii 2000 ilaa 2006.[4]
Intaas waxaa u dheer, Austin waa caasimada labaad ee ugu balaadhan wadanka Mareykanka. Kaliya waxaa ka balaadhan caasimada Phoenix, Arizona[5]
Tirokoob la sameeyay Luulyo 1, 2014 ayaa lagu ogaaday in caasimada Austin leedahay bulsho dhan 912,791. Caasimadani waa xarun ay ku xidhan yihiin bulsho balaadhan oo gaadhaysa 1,883,051 (tirokoob 2013) waa marka la xisaabiyo Austin iyo nawaaxigeeda ama deegaanada la isku yidhaahdo Austin metropolitan.
Muuqaalka Awstin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Magaalooyinka Maraykanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Magaalooyinka Maraykanka | |
|---|---|
| Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C | |
| Gobolada Maraykanka | |
|---|---|
| Alabama · Alaska · Arizona · Arkansas · Delaware · Florida · Fermont · Firjiniya · Houston · Gobolka Joorjiya · Gasiirada Rhode · Galbeedka Firjiniya · Hawaii · Idaho · Illinois · Indiana · Iowa · Kansas · Kentucky · Kalifornia · Kolorado · Konektikat · Koonfur Karolina · Koonfur Dakota · Louisiana · Maine · Maryland · Massachusetts · Mishiigan · Minnesota · Mississippi · Missouri · Montana · Nebraska · Nevada · Hampshire Cusub · Jersey Cusub · Meksiko Cusub · New York (gobol) · Ohio · Oklahoma · Oregon · Pennsylvania · Tennessee · Tegsas (Texas) · Utah · Wyoming · Washington (gobol) · Waqooyi Karolina · Waqooyi Dakota | |
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ https://web.archive.org/web/20150529051926/http://www.statesman.com/news/news/local/census-san-marcos-fastest-growing-us-city-again/nmLGM/. Archived from the original on 2015-05-29. Retrieved 2015-09-07.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "American FactFinder". United States Census Bureau. Retrieved January 31, 2008.
- ↑ "US Board on Geographic Names". United States Geological Survey. October 25, 2007. Retrieved January 31, 2008.
- ↑ Christie, Les (June 28, 2007). "The fastest growing U.S. cities". CNNMoney.com. Cable News Network. Retrieved July 24, 2008.
- ↑ "Top 50 Cities in the U.S. by Population and Rank". infoplease.com. Retrieved January 27, 2014.