Bogga Hore
|
Maqaalka Maanta
Kristoffer Kolombus wuxuu ahaa nin Talyaani ah, wuxuu noolaa sanadihii 1451 ilaa 1506. Kristoffer wuxuu ahaa badmaaxiye ah oo aad u safri jiray, wuxuu raadin jiray dhulalka ama qaaradaha. Kristoffer wuxuu ahaa ninka helay qaarada Ameerika sanadka marka oo ahaa 1492. Kristoffer wuxuu ku dhashtay magaalo ku taalo waqooyiga talyaaniga oo la dhoho Genova, wuxuu badda ku safri jiray asigoo da' yar. Aabihiis waxaa ladhaa Domoniko Kolumbus, hooyadiis neh Susana Fontanarosa. sanadka marka oo ahaa 1478kii, karistofer wuxuu tagay wadanka Boortuqaal, isla markaas neh wuxuu dhinaca galbeed ka raadinaayay, jidka tago wadanka Hindiya ee dhinaca badda. Kristoffer waxaa caawiyay dad ka mid ah boqortooyada Bortuqiiska, isla markaas neh waxay ku heshiiyeen hadii uu dhul helo in ee ayaga lacag ka helaayaan dhulkaas. Sanadka marka uu ahaa Agoosto 1492 ayaa waxaa bilaawday safarkoodii, 3 maraakiib ah oo saaran 90 qof ayaa u safartay dhinaca galbeedka ee badweynta atlaantik, kadib waxay tageen Ameerika, iyaga oo rabay in ay tagaan hindiya. Isla sanadkii Waxay tageen Meel jasiirad ah, wuxuuna helay wadanka Kuuba, hal markab ayuu uga tegay meesha, marka ee dhacday in ee dadka saarnaa markabkaas in ee raadiyaan Dahab. sanadka marka oo ahaa 1493dii Kristoffer dib oo u soo noqday, asiga oo sideed indian ah soo afduubtay. (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Ma Ogtahay...

- ... in Tramka (Sawirka) uu yahay gaadiid dadweyne oo ku socda biraha tareenka, badanaana laga helo waddooyinka magaalooyinka waaweyn?
- ... in tram-ku uu qaado rakaab tiro badan isla markaana uu yareeyo ciriiriga gaadiidka waddooyinka?
- ... in inta badan tram-yada ay ku shaqeeyaan koronto laga helo fiilooyin kor ka mara waddada?
- ... in tram-ku leeyahay istaagyo go’an oo rakaabku ka raaco ama ka dego?
- ... in tram-ku uu ka duwan yahay tareenka dheer-safarka maadaama uu inta badan ku shaqeeyo gudaha magaalooyinka?
- ... in tram-yada ay ka mid yihiin gaadiidka ugu da’da weyn ee dadweynaha ee weli la isticmaalo maanta?
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Taariikh

Naxaas (ingiriis: Silver) astaanta (Ag) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-todoba (47). Curiyaha Naxaastu waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 11aad ee Diwaanka Curiye.
Naxaastu waa bir jilicsan, leh midab cad oo iftiimaya, taas oo leh gudbinta ugu fiican ee kulka iyo korontada dhamaan 118 Curiye ee dhulka, cirka iyo badaha laga helo. Naxaasta waxaa si dabiici ah looga helaa oogada sare ee dhulka, ayadoo isku dhisyo jaandi ah inta badan ku ladhan dahabka, Sinkiga, Koberta iyo biro kale.
Naxaasta waxaa la isticmaali jirey tan iyo wakhti hore, ayadoo laga samayn jirey shilimaanta iyo sheeyada la isku qurxiyo. Maantana waxaa ugu badan ee loo isticmaalaa waa xadhgaha korontoda, taleefanada, fiidhiyowyada, gaadiidka, filimka sawirka, milano lagula dagaalamo baakteeriyada, iyo maalgashi warshadaha ayadoo shilinka naxaasta ah. (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Maalintan

Sawirka Maanta
Maanta Oo Kale
Xusuusta dhacdooyinka maanta
Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :
Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan
|
|
|
Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia
Luuqadaha kale Wikibidhiya
Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.
-
1,000,000+ maqaalo
-
250,000+ maqaalo
-
10,000+ maqaalo