Sinki
Muuqaal
Sinki
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Sinki (Ingiriis: Zinc) calaamad Zn waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay sodon.
Sinki waa bir ka tirsan guruubka 12aad ee Diwaanka Curiye.
Sinki wuxuu aad ugu astaamo dhow yahay curiyaha Magniisiyaam, waana curiyaha labaatan-iyo-afaraad (24) ee ugu baaxada badan dhamaan curiyeyaasha.
Sinkigu waa macdan muhiim u ah nafaqada jidha, laakiin u baahan taxadir balaadhan, sabatoo ah asaga ayaa keena xanuuno fara badan markuu la fal-galo curiye kale. Ku yaraanshaha Sinkiga jidhka bani-aademka wuxuu keenaa infakshano, fuuq-bax iyo xataa dhimasho.
Taariikhda Sinki
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Atomka Sinki
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Fal-galka Curiyeha Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Isticmaalka Sinkiga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
| Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha) | |||||||||||||||||||||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Qaybaha → | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | |||||||||||||
| ↓ Walxaha | |||||||||||||||||||||||||||||||
| 1 | 1 H |
2 He | |||||||||||||||||||||||||||||
| 2 | 3 Li |
4 Be |
5 B |
6 C |
7 N |
8 O |
9 F |
10 Ne | |||||||||||||||||||||||
| 3 | 11 Na |
12 Mg |
13 Al |
14 Si |
15 P |
16 S |
17 Cl |
18 Ar | |||||||||||||||||||||||
| 4 | 19 K |
20 Ca |
21 Sc |
22 Ti |
23 V |
24 Cr |
25 Mn |
26 Fe |
27 Co |
28 Ni |
29 Cu |
30 Zn |
31 Ga |
32 Ge |
33 As |
34 Se |
35 Br |
36 Kr | |||||||||||||
| 5 | 37 Rb |
38 Sr |
39 Y |
40 Zr |
41 Nb |
42 Mo |
43 Tc |
44 Ru |
45 Rh |
46 Pd |
47 Ag |
48 Cd |
49 In |
50 Sn |
51 Sb |
52 Te |
53 I |
54 Xe | |||||||||||||
| 6 | 55 Cs |
56 Ba |
* |
72 Hf |
73 Ta |
74 W |
75 Re |
76 Os |
77 Ir |
78 Pt |
79 Au |
80 Hg |
81 Tl |
82 Pb |
83 Bi |
84 Po |
85 At |
86 Rn | |||||||||||||
| 7 | 87 Fr |
88 Ra |
** |
104 Rf |
105 Db |
106 Sg |
107 Bh |
108 Hs |
109 Mt |
110 Ds |
111 Rg |
112 Cn |
113 Nh |
114 Fl |
115 Uup |
116 Lv |
117 Ts |
118 Og | |||||||||||||
| * Lanthanides | 57 La |
58 Ce |
59 Pr |
60 Nd |
61 Pm |
62 Sm |
63 Eu |
64 Gd |
65 Tb |
66 Dy |
67 Ho |
68 Er |
69 Tm |
70 Yb |
71 Lu |
||||||||||||||||
| ** Actinides | 89 Ac |
90 Th |
91 Pa |
92 U |
93 Np |
94 Pu |
95 Am |
96 Cm |
97 Bk |
98 Cf |
99 Es |
100 Fm |
101 Md |
102 No |
103 Lr | ||||||||||||||||