U bood nuxurka

Gaaliyaam

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Gallium)

Gaaliyaam

Image
Curiyaha Gaaliyaam

Gaaliyaam (ingiriis: Gallium) astaanta (Ga) waa curiye kimiko oo leh tiro atom sodon-iyo-kow ah. Curiyahan oo ka mid ah guruubka 13aad waa bir daciif ah taas oo bir jilicsan, miisaan fudud, midabka naxaasta oo madoow xiga leh isla markaana ah adke kala jabi kara marka heerkulku hooseeyo.

Birta curiyahan Gaaliyaam oo laga helo qolofka dhulka ayaa mar kasta ka mid ah macdan ka sameeysan isku dhisyo kala duwan, sida iskudhiska gaaliyaam(III) oo ah macdan curiyaha Sinki ku jiro, iyo bauxite oo ku jirto curiyayaal badan.

Haddii gacanta lagu hayo wakhti fiican, curiyaha Gaaliyaam way dhalaali sababtoo ah barta dhalaalka curiyahan waa 29.76 °C (85.57 °F) oo kali ah. Tani waxaaba ka sii dhalaalid og iskudhisyada gaaliyaam ka midka tahay, sida jaandiga galinstan (68.5% gaaliyaam, 21.5% indiyaam, iyo 10% tin) taas oo leh bar-dhalaalid aad u hooseysa oo ah −19 °C (−2 °F). Bar-dhalaalidani waa mid ka hooseysa barta biyuhu ku noqdaan adkaha ee 0 °C.

Iskudhisyada Gaaliyaamta waxaa loo isticmaalaa sheeyada Elektarooniga, sida mikrowayfka, infararedhka, iyo furayaasha korontada.

Kiimikooyinka sunta ah, sida cadmium sulfide iyo gallium arsenide, ayaa loo adeegsadaa soosaarka unugyada.

Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha)
Qaybaha  1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18
 Walxaha
1 1
H
2
He
2 3
Li
4
Be
5
B
6
C
7
N
8
O
9
F
10
Ne
3 11
Na
12
Mg
13
Al
14
Si
15
P
16
S
17
Cl
18
Ar
4 19
K
20
Ca
21
Sc
22
Ti
23
V
24
Cr
25
Mn
26
Fe
27
Co
28
Ni
29
Cu
30
Zn
31
Ga
32
Ge
33
As
34
Se
35
Br
36
Kr
5 37
Rb
38
Sr
39
Y
40
Zr
41
Nb
42
Mo
43
Tc
44
Ru
45
Rh
46
Pd
47
Ag
48
Cd
49
In
50
Sn
51
Sb
52
Te
53
I
54
Xe
6 55
Cs
56
Ba
*
72
Hf
73
Ta
74
W
75
Re
76
Os
77
Ir
78
Pt
79
Au
80
Hg
81
Tl
82
Pb
83
Bi
84
Po
85
At
86
Rn
7 87
Fr
88
Ra
**
104
Rf
105
Db
106
Sg
107
Bh
108
Hs
109
Mt
110
Ds
111
Rg
112
Cn
113
Nh
114
Fl
115
Uup
116
Lv
117
Ts
118
Og

* Lanthanides 57
La
58
Ce
59
Pr
60
Nd
61
Pm
62
Sm
63
Eu
64
Gd
65
Tb
66
Dy
67
Ho
68
Er
69
Tm
70
Yb
71
Lu
** Actinides 89
Ac
90
Th
91
Pa
92
U
93
Np
94
Pu
95
Am
96
Cm
97
Bk
98
Cf
99
Es
100
Fm
101
Md
102
No
103
Lr