U bood nuxurka

Rubiidhiyaam

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Rubidium)
Image
Curiyaha Rubiidhiyaam

Rubiidhiyaam (ingiriis: Rubidium) astaanta (Rd) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sodon-iyo-todoba (37). Curiyaha Rubiidhiyaam waa bir ka tirsan curiyayaasha guruubka 1aad, (Birta Alkali), ee Diwaanka Curiye.

Markii u horeeysay curiyahan waxaa helay labo saynisyahan ee kala ah Robert Bunsen iyo Gustav Kirchhoff sanadkii 1861.

Rubiidhiyaam waa bir ka tirsan birta alkali taas oo leh midab cowlaan-cad, jilicsan, miisaankeeduna yahay 85.4678. Si la mid ah curiyayaasha ay la guruubka tahay, Rubiidhiyaam waa mid aad u firfircoon oo si degdeg ah ula falgalsha hawada, biyaha iyo dhamaan curiyayaasha ay la kulanto.

Curiyaha Robiidhiyaam sida dabiiciga ah waxa la helaa asagoo ah labo isotope: 85Rb mid leh isotope degan, iyo 87Rb oo ah radioactive.

Maadaama Robiidhiyaamtu si fudud u uumi baxdo, waxaa loo isticmaalaa waxyaabo badan ooy ka mid tahay laserka.

Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha)
Qaybaha  1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18
 Walxaha
1 1
H
2
He
2 3
Li
4
Be
5
B
6
C
7
N
8
O
9
F
10
Ne
3 11
Na
12
Mg
13
Al
14
Si
15
P
16
S
17
Cl
18
Ar
4 19
K
20
Ca
21
Sc
22
Ti
23
V
24
Cr
25
Mn
26
Fe
27
Co
28
Ni
29
Cu
30
Zn
31
Ga
32
Ge
33
As
34
Se
35
Br
36
Kr
5 37
Rb
38
Sr
39
Y
40
Zr
41
Nb
42
Mo
43
Tc
44
Ru
45
Rh
46
Pd
47
Ag
48
Cd
49
In
50
Sn
51
Sb
52
Te
53
I
54
Xe
6 55
Cs
56
Ba
*
72
Hf
73
Ta
74
W
75
Re
76
Os
77
Ir
78
Pt
79
Au
80
Hg
81
Tl
82
Pb
83
Bi
84
Po
85
At
86
Rn
7 87
Fr
88
Ra
**
104
Rf
105
Db
106
Sg
107
Bh
108
Hs
109
Mt
110
Ds
111
Rg
112
Cn
113
Nh
114
Fl
115
Uup
116
Lv
117
Ts
118
Og

* Lanthanides 57
La
58
Ce
59
Pr
60
Nd
61
Pm
62
Sm
63
Eu
64
Gd
65
Tb
66
Dy
67
Ho
68
Er
69
Tm
70
Yb
71
Lu
** Actinides 89
Ac
90
Th
91
Pa
92
U
93
Np
94
Pu
95
Am
96
Cm
97
Bk
98
Cf
99
Es
100
Fm
101
Md
102
No
103
Lr