U bood nuxurka

Istoroontiyaam

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Strontium)

Istoroontiyaam

Image
Curiyaha Istoroontiyaam

Istoroontiyaam (ingiriis: Strontium) astaanta (Sr) waa curiye kimiko oo leh tiro atom sodon-iyo-sideed ah. Waxay xubin ka tahay guruubka 2aad ee Diwaanka Curiye iyo birta loo yaqaano Birta Alkalineta Dhulka.

Curiyaha Istoroontiyaam waa bir miisaan fudud leh, dhalaalaysa, midabka naxaasta oo huruud ah leh, isla markaan aad u firfircoon oo si dhakhso badan ula falgasha curiyayaasha ay la kulanto.

Si la mid ah xubnaha ay la guruubka tahay, inta badan lama helo atomyo Istarooniyaam oo xor ah, mar kasta iskudhis ayay ka mid tahay. Isotopeyada qaar, sida 90Sr waa radioactive khatar badan kaas oo laga helo carada dhexdeeda.


Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha)
Qaybaha  1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18
 Walxaha
1 1
H
2
He
2 3
Li
4
Be
5
B
6
C
7
N
8
O
9
F
10
Ne
3 11
Na
12
Mg
13
Al
14
Si
15
P
16
S
17
Cl
18
Ar
4 19
K
20
Ca
21
Sc
22
Ti
23
V
24
Cr
25
Mn
26
Fe
27
Co
28
Ni
29
Cu
30
Zn
31
Ga
32
Ge
33
As
34
Se
35
Br
36
Kr
5 37
Rb
38
Sr
39
Y
40
Zr
41
Nb
42
Mo
43
Tc
44
Ru
45
Rh
46
Pd
47
Ag
48
Cd
49
In
50
Sn
51
Sb
52
Te
53
I
54
Xe
6 55
Cs
56
Ba
*
72
Hf
73
Ta
74
W
75
Re
76
Os
77
Ir
78
Pt
79
Au
80
Hg
81
Tl
82
Pb
83
Bi
84
Po
85
At
86
Rn
7 87
Fr
88
Ra
**
104
Rf
105
Db
106
Sg
107
Bh
108
Hs
109
Mt
110
Ds
111
Rg
112
Cn
113
Nh
114
Fl
115
Uup
116
Lv
117
Ts
118
Og

* Lanthanides 57
La
58
Ce
59
Pr
60
Nd
61
Pm
62
Sm
63
Eu
64
Gd
65
Tb
66
Dy
67
Ho
68
Er
69
Tm
70
Yb
71
Lu
** Actinides 89
Ac
90
Th
91
Pa
92
U
93
Np
94
Pu
95
Am
96
Cm
97
Bk
98
Cf
99
Es
100
Fm
101
Md
102
No
103
Lr