U bood nuxurka

Kober

Ka Wikipedia

Kober

Image
Koberta saafiga ah waa jileec midabkeeduna waa oranji, waxaanay aad ugu fiican tahay gudbinta korontoda iyo kulka taaso oo loo isticmaalo dhismayaasha iyo warshadaha.
Image

Kober (Ingiriis: copper) calaamad (Cu) waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay labaatan-iyo-sagaal (29). Koberta saafiga ah waa jileec midabkeeduna waa oranji, waxaanay aad ugu fiican tahay gudbinta korontoda iyo kulka taaso oo loo isticmaalo dhismayaasha iyo warshadaha. Kobertu waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 11aad ee Diwaanka Curiye. Sidoo kale birtani waxay ka mid tahay guruubka d-block ayadoo leh miisaan atom 63.546.

Birta Koberta iyo jaandiga ay ka midka tahay waxaa aadamuhu soo isticmaalayeen wakhti aad u dheer, waxaa la sheegaa in wakhtigii boqortooyadii Roomaanka loo isticmaali jirey naxaasta qurxin iyo in lagu dhahaadho sheeyo kale.

Dhinaca kale, Kobertu waa macdan muhiim u ah nooleha ayadoo qeyb ka geeysata Hab Neefsiga noolaha. Sidoo kale, koberta oo ku dhafan curiyekale ayaa laga helaa beerka, sambabada iyo lafaha bani Ademka.

Isku dhiska curiyehan waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo sunta bakteriyada, sunta Xasharaadka xamagta alwaaxyada.


Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha)
Qaybaha  1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18
 Walxaha
1 1
H
2
He
2 3
Li
4
Be
5
B
6
C
7
N
8
O
9
F
10
Ne
3 11
Na
12
Mg
13
Al
14
Si
15
P
16
S
17
Cl
18
Ar
4 19
K
20
Ca
21
Sc
22
Ti
23
V
24
Cr
25
Mn
26
Fe
27
Co
28
Ni
29
Cu
30
Zn
31
Ga
32
Ge
33
As
34
Se
35
Br
36
Kr
5 37
Rb
38
Sr
39
Y
40
Zr
41
Nb
42
Mo
43
Tc
44
Ru
45
Rh
46
Pd
47
Ag
48
Cd
49
In
50
Sn
51
Sb
52
Te
53
I
54
Xe
6 55
Cs
56
Ba
*
72
Hf
73
Ta
74
W
75
Re
76
Os
77
Ir
78
Pt
79
Au
80
Hg
81
Tl
82
Pb
83
Bi
84
Po
85
At
86
Rn
7 87
Fr
88
Ra
**
104
Rf
105
Db
106
Sg
107
Bh
108
Hs
109
Mt
110
Ds
111
Rg
112
Cn
113
Nh
114
Fl
115
Uup
116
Lv
117
Ts
118
Og

* Lanthanides 57
La
58
Ce
59
Pr
60
Nd
61
Pm
62
Sm
63
Eu
64
Gd
65
Tb
66
Dy
67
Ho
68
Er
69
Tm
70
Yb
71
Lu
** Actinides 89
Ac
90
Th
91
Pa
92
U
93
Np
94
Pu
95
Am
96
Cm
97
Bk
98
Cf
99
Es
100
Fm
101
Md
102
No
103
Lr